Muxuu Madaxweyne Xaaf ka yiri xil ka qaadista la sheegay in lagu sameeyey?

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku shiray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay galabta xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmugug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Shirka waxa gudoominayay Cali Gacal Casir oo daraad koox kale oo Xildhibaano ah oo ku shiray Dhuusamareeb ay sheegeen inay xilka ka qaadeen. Hasa yeeshee madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si … Continue reading Muxuu Madaxweyne Xaaf ka yiri xil ka qaadista la sheegay in lagu sameeyey?